Welcome to the Somali Voice of St. Cloud! St. Cloud Somali Radio is an online radio station created by KVSC at St. Cloud State University. Broadcasting 24 hours a day and 7 days a week, St. Cloud Somali Radio will be your source for Somali music, news, discussion, and so much more!
St. Cloud Somali Reediyowga
Ku soo dhawaada codka Somali St. Cloud! St. Cloud Somali Reediyowga waa raadiya laga helo intarneedka waxana sameyay Raadiyahaan KVSC St. Cloud State University. Waxaa kala socon kartaa War faafin 24 sacadood malin walbo iyo 7 malaalmood asbuuci, St. Cloud State Raadiye waa meshaa aad ka heleeyso warka, heesaha somalig, ka wada sheekaysiga iyo wax yaalo kaloo badaan.